HomeXisbiga Kulmiye oo Lacagta Murashaxnimada ka Bixinaya Tartamayaasha ka socda Haweenka iyo...

Xisbiga Kulmiye oo Lacagta Murashaxnimada ka Bixinaya Tartamayaasha ka socda Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka hoggaamiye ee KULMIYE, ayaa shaaca ka qaaday inay lacagta murrashaxiinta looga baayahan ay ka dhaafeen tartamayaasha ka socda haweenka iyo beelaha la hayb-sooco ee dalka

Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa wareegto uu soo saaray maanta ku shaaciyey in gebi ahaanba xisbigu joojiyey inuu wax lacag ah ka qaado murrashaxiinta matalaya haweenka iyo beelaha laga tirada badan yahay ee iska soo sharraxaya KULMIYE, si uu xisbigu u dhiirrigeliyo tartamayaasha labadaa qaybood ee ka tirsan bulshada, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye.

Wareegtadan oo lagu socodsiiyey dhammaan Guddoomiyayaasha Gobollada dalka ee xisbiga KULMIYE, waxa uu Guddoomiye-ku-xigeenku ku sheegay in aan wax lacag ah laga qaadi doonin murrashaxaxiinta labadan qaybood ee doonaya inay u tartamayaan xildhibaannimada Golaha Wakiillada iyo Deegaannada dalka.

Wareegtada ayaa u qornayd sidan:-

blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories