Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

War Cusub oo ka soo kordhay Dhacdadii Suxufiyad Hoodo Garays iyo Taliska Ciidanka Booliska oo si faahfaahsan uga hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaabkii ay ku timi dhacdadii Dhexmartay Suxufiyad Hoodo Garays oo...

Heshiis Somaliland qayb ka tahay oo Dhexmaray Shirkadda Hyundai iyo Shirkad laga leeyahay Ethiopia

  Seol (SLpost)- Shirkadda Hyundai qaybteeda Agabka iyo Gaadiidka Dhismaha (HCE) ayaa shaaca ka qaadday inay heshiis rasmi oo ay wakiil uga noqonayso dalalka Bariga...

Hargeysa: Ujeeddada Kormeer Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaaftu ku maray Madarasadaha Qur’aanka Kariimka ah

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi,  ayaa kormeer uu xaaladda waxbarashada ugu kuur-galayo ku maray qaar ka mid ah...

Guddiga Tacliinta Sare oo Muddeeyey Wakhtiga Qabashada Shahaadooyinka Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Tacliinta sare ee Somaliland Saleebaan Dirir Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inay maalinta Berri si rasmi ah u bilaabayaan qabashada...

Kenya is key to Somaliland entry to the world

  Last December, Somaliland leader Muse Bihi visited Kenya at the invitation of President Uhuru Kenyatta, eliciting varied reactions from the Horn of Africa. While this...

Guddoomiyihii Gobolka Daadmadheedh oo Xilka Iska casilay

  Oodweyne (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Daad-madheedh Nuur Cismaan Guuleed, ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilka badhasaabnimo ee gobolka. Guddoomiye Nuur Cismaan Guuleed ayaa...

Madax-dhaqameed Kulan Mahad-naq ah la Qaatay Madaxweyne Muuse Biixi

  Hargeysa (SLpost)- Madax-dhaqameedka Deegaanka Marxuumka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan geeriyooday, ayaa madaxweynaha la yeeshay kulan ay kaga mahadnaqayaan doorkii shariifka ahaa iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img