Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Baanka Dhexe ee Somaliland oo soo bandhigay Astaamaha lagu Garan karo Lacagta Been-abuurka ah

  Hargetsa (SLpost)- Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa soo saaray astaamaha lagu garan karo Lacagta Dollar-ka ee been-abuurka ah oo la sheegay inay suuqyada dalka...

Shuruudaha looga Baahan yahay Murashaxiinta u tartamaysa Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland

  Muddo 100 maalmood ah, ayaa ka hadhsan wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto doorashooyinka muddo dhaafay ee Wakiillada iyo deegaanka, oo la...

Xisbiga UCID oo Munaasibad bilan ku soo bandhigay Murrashaxiin Deegaankoodu soo xulay

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, xubno kamida hoggaanka sare ee xisbigaasi iyo boqolaal taageerayaal ah ayaa ka...

Wasaaradda Waxbarashada oo kafaalo-qaadday Waxbarashada Gabadh da’da yar ah oo Tacaddi lagula kacay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashadda ee Somaliland ayaa maanta shaacisay inay kafaalo-qaadday Waxbarashada Ayaan Yuusuf Maxamed oo ah gabadh da’a yar oo haweenay ay qaraabo...

Sharciyadda Madax-bannaanida Somaliland oo lagu soo bandhigay Warbixin-Sannadeedka Xisbiga SACP ee Koonfur Afrika

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga South African Communist Party SACP ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay go’aaminta qadiyada madax-banaanideeda. Isla...

Prof Ismaaciil Buubaa oo Dhalleecayn u jeediyey Mucaaradka Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Prof Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan doorashada dalkaasi iyo muranka u dhexeeya...

Xogo hor leh oo Iftiiminaya Halka ay ku dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali ah oo tabobar Ciidan loogu qaaday Eritrea

  Hargeysa (SLpost)- Barnaamijka Galka Baadhista ee Idaacadda VOA qaybteeda Soomaaliyga, ayaa lagu soo bandhigay xogo dheeraad ah oo la xidhiidha Dhalinyaro Soomaali oo dowladda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img