Dayac-tirka Burburkii soo gaadhay Nuuradiin Secondary School oo la bilaabay iyo Arday Is-xilqaantay oo ka qayb-qaadaysa
Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Dugsiyada Nuuradiin, ayaa maanta bilaabay hawl-gal dib-u-dhis iyo Dayac-tir ah oo ay ku sameynayaan...
Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Covid-19 u geeriyooday
Muqdisho (SLpost)- Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta aas-qaran u samaysay madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Mahdi Maxamed oo toddobaadkii hore magaalada Nairobi ugu geeriyooday xannuunka...
Ethiopia oo ku gacan-saydhay Dhalleecayn Maraykanku ugu jeediyey inay Xasuuq Isir-sifayn ka gaysatay Tigray
Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia ayaa ku gacan-saydhay dhalleecayn Maraykanku ugu jeediyey inay ciidamadeedu xasuuq ba’an ka geysteen gobolka Tigray. War ka soo baxay Wasaaradda...
Dowladda UAE oo Wakiil-diblomaasiyadeed u soo magacowday Somaliland iyo Madaxweynaha oo Waraaqda Aqoonsiga ka guddoomay
Hargeysa (SLpost)- Waxa magaalada Hargeysa soo gaadhay Wakiil diblooasiyadeed Dowladda Imaaraadka Carabtu u soo magacowday Somaliland, kaas oo masuul ka noqon doona Xafiis dibloomasiyadeed...
Trends Analysis of Agro-meteorology In Somaliland – Part Two
Weather and climate are important factors determining the success or failure of agriculture. Weather influences agricultural operations from the sowing of a crop to...
Hargeysa: Nin 20 Sanno Xabsi ku Xidhnaa oo $15 Kun lagu wareejiyey
Hargeysa (SLpost)- Samafale Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon, ayaa lacag dhan $15Kun guddoonsiiyay Maxamed Muuse Gamteesa oo ahaa maxbuus muddo 20-sanno ah ku xidhnaa xabsiga...
Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shaqaaqo ka dhacday Duleedka Laascaanood iyo Go’aan Maamulku soo saaray
Laascaanood (SLpost)- Hal Qof ayaa ku geeriyooday laba qof oo kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay shaqaaqo salka ku haysa arrimo dhul oo labada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

