Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Komishanka Doorashooyinka iyo Saddexda Xisbi-Qaran oo kormeeray goobaha Kaadh-bixinta gobolka Sanaag

  Ceerigaabo (SLpost)- Masuuliyiinta ka tirsan Saddexda xisbi ee Somaliland iyo xubno ka tirsan Koomishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa kormeeray goobaha ay ka socdaan qaybinta kaadhadhka...

Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA oo hoggaan Cusub Doortay

  Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu soo gebo-gabeeyey Shirweynaha Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA oo saddexdii sannadba hal mar la qabto. Shirweynaha SOLLA oo...

Xisbiga Kulmiye oo soo Dhaweeyey 16 murrashax oo Ka Hadhsanaa Afarta Degmo-doorasho ee gobolka Awdal

  Borama (SLpost)-Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa maanta soo dhaweeyey 16 Murashax oo gobolka Awdal iyo degmooyinka ku yaalla uga tartami doona Doorashada...

Wasiirka Waxbarashada oo awaamiir Culus dul-dhigay Goobaha Waxbarashada Gaarka loo leeyahay

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Axmed Maxamed Toorno, ayaa maanta soo saaray awaamiir culus oo ku socota Dugsiyada Waxbarashada ee...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Biixi Isku-shaandheyn Sal-ballaadhan ku samaynayo Xukuumaddiisa?

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu dhawaan isku shaandhayn ku samaynayo Golaha Xukuumaddiisa. Ma jiro War rasmiya oo Madaxtooyadu...

Maamulihii Dugsiyada Salaama Secondary Schools oo Xabsiga loo taxaabay

  Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska ee magaalada Hargeysa, ayaa Xabsiga u taxaabay maamulaha Dugsiga Wiilasha ee Salaama Secondary Schools oo Saaka uu ka dhacay bannaan-bax...

Guddiga Doorashooyinka oo kala Diray Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka ka qayb-qaadanaya Kaadh-bixinta Gobollada Bariga

  Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa Maanta Kala Diray Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Ka Shaqaynaya Wacyigelinta Qaadashada Kaadhka Codbixinta ee Gobollada Sanaag, Saaxil iyo Sool. Hawsha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img