HomeDhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shaqaaqo ka dhacday Duleedka Laascaanood iyo Go'aan...

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shaqaaqo ka dhacday Duleedka Laascaanood iyo Go’aan Maamulku soo saaray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Laascaanood (SLpost)- Hal Qof ayaa ku geeriyooday laba qof oo kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay shaqaaqo salka ku haysa arrimo dhul oo labada dhinac ku dhex-martay duleedka Woqooyi ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay dhacdadaas iyo Go’aan ka soo baxay maamulka gobolka.

blankGuddoomiye Cabdiqani Maxamuud Jiidhe waxa uu sheegay in ay jiraan dhimashada hal qof iyo dhaawaca laba qof oo kale, waxaanu caddeeyey in ay goobtaas la wareegeen ciidamada amaanka ee Somaliland ee magaaladda Laascaanood.

Waxa uu sidoo kale Guddoomiyaha gobolka Sool sheegay in ciidamada Booliska Somaliland ee magaaladda Laascaanood ay gacanta ku soo dhigeen kooxihii shaqaaqadaas dhuleed ka dambeeyey oo shan nin ka koobnaa, xilliganna ay gacanta dawladda ku jiraan.

Guddoomiye Cabdiqani Maxamuud Jiidhe waxa uu sheegay in ay ka dawlad ahaan joojiyeen arrimaha Dhulka muddo saddex bilood ah, madaama oo dalku uu doorasho gelayo, waxa uu sidoo kale farriin u diray dadka reer Laascaanood iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay ruuxa shaqaaqadaas ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmayba oo uu ka tacyadeeyey.

Warkan oo Maqal iyo Muuqaal ah

Waxa uu guddoomiyuhu bulshada u soo jeediyey in ay is dejiyaan, isla markaana raggii shaqaaqadaas ka dambeeyey ay gacanta ku hayaan dhammaantood, wixii dambena dawladda lala soo socodsiiyo.

Badhasaabka gobolka Sool, waxa uu Ciidamada Booliska ee gobolka Sool uga mahadceliyey sidii ay uga hawlgaleen shaqaaqadan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories