HomeDayac-tirka Burburkii soo gaadhay Nuuradiin Secondary School oo la bilaabay iyo Arday...

Dayac-tirka Burburkii soo gaadhay Nuuradiin Secondary School oo la bilaabay iyo Arday Is-xilqaantay oo ka qayb-qaadaysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Dugsiyada Nuuradiin, ayaa maanta bilaabay hawl-gal dib-u-dhis iyo Dayac-tir ah oo ay ku sameynayaan Dugsiga Sare ee Wiilasha oo toddobaadkii hore khasaare baaxad leh ka soo gaadhay bannaan-bax ay sameeyeen ardayda wax ka barata dugsigaas.

blankHawl-wadeenno ku Shaqaysata Xirfadda Wastaadnimada iyo Nijaarnimada oo loo hawsha dib-u-dhiska iyo dayac-tirka dugsiga loo diray, waxa ku wehelinaya qaar ka mid ah ardayda wax ka barata dugsiga sare ee Nuuraadiin oo Is-xil-qaamay, kuwaas oo shaqaalaha hawshan loo diray ka caawinaya hawsha dib-u-dhiska.

Qaar ka mid ah Warbaahinta maxalliga ah oo maanta booqasho ku tagay Dugsiga sare ee Nuuradiin qaybta Wiilasha, waxa la hadlay qaar ka mid ah ardayda oo ka warbixiyey hawsha dugsiga ka socota, waxaanay sheegeen inay isu-xil-qaameen sidii ay u sixi lahaayeen qalad ay sameeyeen ardaydii ay dugsiga ku wada-jireen.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Waxa kale oo saxaafadda la hadlay maamulaha Dugsiga sare ee Nuuradiin qaybtiisa wiilasha Cabdiraxmaan Maxamed Cali Samir, waxaanu sharraxaad ka bixiyey qaabka ay maanta u bilaabeen hawsha dayac-tirka ee Dugsiga.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories