Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo kala saaray 108 Shirkadood oo Shan Mashruuc u tartamay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta daah-furay Shan mashruuc oo xukuumaddu hirgelinayso kuwaas oo fulintooda ay ku tartamayeen 108 shirkadood. Mashaariic qandaraasyadooda lagu tartamay...
MSG Group Chairman receives UAE golden visa
Mohamed Said Guedi, Founder and Chairman of the diversified MSG Group of Companies, has been granted the coveted 10-year golden visa by the UAE...
Xisbiga Kulmiye oo muddo laba Maalmood ah u qabtay Murashaxiinta uga sharraxan Doorashada Deegaanka iyo Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee kulmiye ayaa muddo laba maal-mood ah u qabtay murashixiinta xisbigaas iska sharraxay in ay ku soo bixiyaan...
Somaliland: Korodhka Kiisaska Covid-19, Kurbada Shacabka iyo Kama’ la’aanta Guddigii loo magacaabay
Hargeysa (SLpost)- Cudurkii Covid-19 ayaa si ba’an u xulay gobollada Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo ay soo badanayaan tirada dadka uu xanuunku ku dhacay iyo kuwa...
Xidhiidhka Cusub ee Somaliland iyo Kenya oo lagu tilmaamay Jidka Aqoonsiga
Hargeysa (SLpost)- Xidhiidh dhinaca ganacsiga iyo dibloomaasiyadda ah oo dhawaan u furmay Somaliland iyo Kenya, ayaa lagu tilmaamay jidkii horseedka u noqon lahaa aqoonsi...
Barbaarinta Suubban: Qaabka Carruurta loogu tabobaro inay Iskood Isku-filnaansho u gaadhaan
Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin ay diyaarisay Suxufiya Nasra Ciise Aw Kaahin oo aqoon-dheeraad u leh Cilmiga Bulshada iyo Arrimaha Qoyska, taas...
Komishanka Doorashooyinka oo Cayimay Wakhtiga ugu dambeeya Gudbinta Liisaska Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka
Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka Qaranka, ayaa wakhti kama dambays ah u qabtay Saddexda Xisbi ee UCID, Waddani iyo Kulmiye in ay ku soo gudbiyaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

