Madaxweynaha Somaliland oo Masuul Cusub u magacaabay Hay’adda Duulista Hawada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin is-xambaarsan oo uu maanta soo saaray ku sameeyey xilka-qaadis iyo magacaabista Maareeyaha Guud ee...
Afhayeenkii hore ee Duulista oo bogaadiyey Maareeyaha Cusub ee loo magacaabay Hay’adda Duulista Hawada
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenkii hore ee Duulista Hawada ee Somaliland Ismaaciil Cali Axmed, ayaa bogaadiyey xilka Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada oo madaxweynuhu maanta u magacaabay...
Hawl-wadeennada Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay
Hargeysa (SLpost)- Wareegto uu soo saaray Agaasimaha guud ee hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, Maxamed Geedi Caynaanshe, ayaa lagu sheegay inay fasax yihiin guud ahaan...
Guddoomiye Cirro oo mar kale loo doortay Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani
Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha saddexaad ee golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta ka furmay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa, waxana shirkaas...
War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Warbaahinta Online-ka ah ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Mareegaha Online-ka Somaliland ee magaciisu yahay Somaliland Online Media Association ee loo soo gaabiyo (SOMA), Mustafe Abdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa...
Wararkii u dambeeyey Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Socdaal ku jooga Masar
Qaahira (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo ku...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland oo Buug ka qoray Xeerarka Ciqaabta Guud ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Waxa magaalada Hargeysa habeennimadii xalay oo taariikhdu ku beegnayd 28 March lagu soo bandhigay Buug laga qoray Lafa-gurka Sharci ee Qaybta Guud...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

