HomeHawl-wadeennada Hay'adda Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay

Hawl-wadeennada Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wareegto uu soo saaray Agaasimaha guud ee hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, Maxamed Geedi Caynaanshe, ayaa lagu sheegay inay fasax yihiin guud ahaan shaqaalaha ka hawl-gala hay’adda Shaqaalaha dolwadda marka laga reebo madax-xafiiseedyada.

Wareegtada oo tixraacaysa go’aan hore uga soo baxay hay’adda shaqaalaha dowladda si loo xakameeyo faafitaanka cudurka Covid-19, taas oo lagu sheegay in la fasaxo shaqaalaha dowladda ee xannuunka u nugul iyo kuwooda shaqada looga maarmi karo, waxa lagu sheegay in guud ahaan shaqaaluhu fasax galaan ilaa amar dambe ka soo baxayo.

Wareegtada uu soo saaray Agaasimaha Guud ee hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo lagu socodsiiyey dhammaan shaqaalaha dowladda, laguna wargeliyey Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo MaaIiyadda, Guddoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Shaqaalaha iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha, ayay ujeeddadeedu tahay sidii loo xoojin lahaa Bad-qabka iyo ilaalinta Xafiiska Hayadda Shaqaalaha.

Wareegtada ayaa u dhignayd sida hoos ka muuqata:

blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories