Wasiirka Horumarinta Caafimaadka oo Xadhigga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)_ Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa maanta Xadhigga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka guud ee magaalada...
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Bilowga Kaadh-qaybinta Gobollada Togdheer, Awdal iyo Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Cabdirashiid Maxamuud Cali (Cabirashiid Riyo-raac), ayaa sheegay in gobollada Awdal, Togdheer iyo Maroodijeex si rasmi ah looga bilaabi doono...
Hargeysa: Cusbitaalka Guud oo lagu soo kordhiyey Qayb Cusub oo Hooyada
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, oo ay weheliso Drs Edna Aadan Ismaaciil, ayaa furay Qaybta Waadhka Umulaha...
Somaliland: Iibka Shidaalka oo Qiimo Go’an loo Dejiyey Wakhti Cayiman
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa qiimo cayiman u dejisay Shidaalka kala duwan, gaar ahaan Naaftada iyo Baatroolka oo sicirkoodu kor u kacay toddobaadyadii u...
Muxuu Madaxweyne Biixi u sheegay Hablaha Saraakiisha Booliska ka tirsan ee uu maanta la kulmay?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay hablo dhallinyaro ah oo katirsan ciidanka Booliska, kuwaas oo u dallacay derejada sarkaalnimo. Kulanka...
Edna Aadan Ismaaciil oo Walaac Xooggan ka muujisay Heer Cudurka Covid-19 ka marayo Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaarka ah Somaliland u qaabilsan wada-hadallada Soomaaliya Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa walaac xooggan ka muujisay heerka Xannuunka Covid-19 ka marayo...
“Farmaajo Kursiga Xoogbuu Ku sii fadhiyayaa oo Ciidamuu samaystay, intan joogtaana way ku kala yaacaysaa”
"Farmaajo Kursiga Xoogbuu Ku sii fadhiyayaa oo Ciidamuu samaystay, intan meesha sii joogtaana way ku kala yaacaysaa" - Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo naqdiyey Damaca...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

