Hargeysa: Daba-gal iyo Baadhitaanno lagu sameeyey Kaalmaha Shidaalka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Somaliland, ayaa hawl-gal ay ugu kuur-galayso qiimaha shidaalka ka fulisay Kaalmaha Shidaalka ee magaalada Hargeysa si ay u...
Shirkadda Dhaweeye oo Tartan Baabuur lagu guulaysanayo u Qabanaysa Darawallada ku Shaqeeya Adeeggooda
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda DHAWEEYE ayaa shaacisay inay tartan lagu guulaysanayo baabuur Vitz ah u qabanayaan Darawallada gaadiidka dadweynaha ee ku shaqeeya adeegga Dhaweeye. Tartankan oo...
Somaliland oo Shaacisay Mowqifkeeda ku Wejahan Hirdanka Siyaasadda Mandaqadda Geeska Afrika
Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta war-bixin lagaga dhegaystay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Liibaan Yuusuf Cismaan oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo...
Somaliland: Go’aamo laga soo saaray Xaaladda Covid-19, Abaaraha, Doorashooyinka iyo Xuska 18 May
Hargeysa (SLpost)- Shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa lagaga dooday heerka uu xannuunka Covid-19 ka marayo dalka, xaaladda Abaar baahsan oo ka jirta...
Qaadashada Kaadhadka Codbixinta oo ka bilaabmay Gobollada Togdheer, Maroodijeex iyo Awdal
Hargeysas (SLpost)- Hawsha Kaadh-Bixinta Codbixiyeyaasha ayaa maanta si rasmi uga bilaabantay saddexda Gobol ee Togdheer, Maroodijeex iyo Awdal oo ay muddo saddex maalmood ah...
“Saddexda Maamul-goboleed ee Hawiye ayuu Mustaqbalka Somalia ku xidhan yahay ee Farmaajo hayska qabtaan”
"Saddexda Maamul-goboleed ee Hawiye ayuu Mustaqbalka Somalia ku xidhan yahay ee Farmaajo hayska qabtaan" - Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo Falanqeeya Siyaasadda mandaqadda. Waxa uu...
Isbarbar-dhig lagu sameeyey Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Gordon Peake oo ah qoraa Caalami ah, ayaa ka hadlay qadiyadda Ictiraaf-raadinta ee Somaliland, waxaanu ka warramay sida Beesha Caalamku Awoodda u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

