Monthly Archives: October, 2021

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xafladda Qalin-jebinta 341 Arday Oo ka Aflaxay Edna Adan University

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey 341 Arday oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda Edna Aadan...

“Kala-taggu wuxuu ka go’aa Muqdisho, haddii laysku soo noqonayana Hargeysuu ka go’aa” – Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Arrimo xasaasi ah ka hadlay

Muxuu ku sheegay Sababta ugu weyn ee hortaagan Midha-dhalka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya? "Haddii Somaliland noqoto Jamhuuriyad iskeed u madax-bannaan, maxay tahay dhibaatada ama caqabadda...

Hoggaanka Xisbiga Waddani oo Qaabilay Xubno sheegay inay ka baxeen Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xarunta dhexe ee xisbigaas si diirran ugu qaabilay xubno isugu jira siyaasiyiin iyo Aqoonyahan sheegay...

Wasiirka Diinta oo furay Shirweynaha Afraad ee Guddiga Wanaagfarista Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha afraad ee Guddida wanaag-farista iyo xumaan-reebista ee Somaliland, ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa, waxaana ka qaybgalay xubno kamida Golaha Wasiirrada,...

Aragtidii M. Siyad Barre iyo Doorashada Barlamanka Somaliland ee Muqdisho!

Adam Muse Jibril Dib u Raac Dawyadii shalay, maxaa daal la Korodhsaday. Saaka taariikhdu 29/9/2021, waxaan Idaacada BBCda ka dhegeystey doorashada Barlamaanka Somaliland oo Muqdisho...

Golaha Guurtida Somaliland oo ka Digay Urur ku dhexmilmay Saddexda Dhadhaar ee Dowladda

Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaal ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa saluug ka muujiyey dood ay magaalada Hargeysa dhowaan ku qabatay Daladda ay ku midaysan Ururrada...

Ammaanka gobolka Sool iyo Muranka Dhulka oo lagaga dooday Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Fadhigii 80aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo maanta ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img