Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland oo ku Baaqay in Tallaabo laga qaado Afar Kooxood oo Khiyaamo Qaran ku kacay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi Raage, ayaa baaq ku aaddan Doorashada Soomaaliya iyo shaqsiyaadka magaca Somaliland kaga...
Somaliland Clarifies reasons for the Las Anod Deportation
“Somaliland has been a safe haven for refugees fleeing from neighbouring Somalia for the past three decades” Press Release Below is a press release by...
Xukuumadda Somaliland oo jawaab Adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay hawl-gallo maalmihii u dambeeyey ka socday...
Somaliland oo Diiwaangelinaysa Macalimiinta ka hawl-gasha Gudaha Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa macalimiinta ka hawl-gasha gudaha dalka ku wargeliyay in dhammaadka sannadkan macalinka...
Cillad la soo deristay Degellada Facebook, Instagram iyo WhatsApp oo dunida saamaysay
Hargeysa (SLpost)- Baraha bulshadu ku xidhiidhe ee Facebook, Instagram iyo WhatsApp ayaa gebi ahaan shaqada joojiyey qaybo badan oo ka mid ah adduunka Isniinta...
Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Xasan Gadhweyne
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo xabaalaha Malowle ee galbeedka caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum...
Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland oo ka hadlay Hawl-gallada ka socda Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Taliyeyaasha Ciidammada kala duwan ee Somaliland, ayaa si wada-jir ah uga hadlay xaaladda magaalada Laascaanood iyo hawl-gallada lagu tarxiilayo dadka ajaanibka ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

