Monthly Archives: October, 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: Wasiirrada Warfaafinta iyo Arrimaha Gudaha oo Shaqsi Musuq badan ku tilmaamay Raysalwasaaraha Somalia

Laascaanood (SLpost)- Wasiirada warfaafinta iyo arrimaha gudaha ee Somaliland, ayaa raysal wasaaraha Soomaaliya Maxammed Xuseen Rooble, ku tilmaamay shakhsi musuq-maasuq badan, waxayna sheegeen in...

Maamulka Dugsiyada Noradin Oo war ka soo saaray Dhacdadii maanta

Xaqiiqo ku saabsan dhacdadii koobnayd ee ka dhacday maanta Dugsiga Sare ee Hablaha ee Noradin Waxa maanta oo ah maalin Arbaca ah taariikhduna ay tahay...

SOMALIDU MA WADAAGTO DALALKA IYO DAWLADAHA

Dad badan oo Somaliyeed ayaa waxay aaminsanyihiin ama qabaan in Somalidu aanay kala lahayn dalalka iyo dawladaha oo haddii qofku Somali yahay uu degikaro...

Namibia: Masiibo Dab Ka Dhalatay oo loo maaro-la’yahay

Dab Baabiiyey Magaalooyin, Tuulooyin, Beero iyo Deegaano iska dhan Dalka Namibia Isla markaana galaaftay nolosha Xoolo kumanaan ah iyo duurjoog badan. Dabka Veld Oo Ah...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Dr Cabdiraxmaan Geel

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo xabaalaha Malowle ee galbeedka Hargeysa loogu dameeyey Marxuum Dr....

Lix Qof oo ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay Duleedka magaalada Burco

Burco (SLpost)- Shil baabuur oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Burco, ayaa sababay dhaawaca lix Qof oo dhammaantood culimo ah. Dadka Dhaawacyadu soo gaadheen ayaa...

Laascaanood: Hawl-gallada Mastaafurinta Dadka Ajaanibka ah oo Maalintii 5aad galay

Laascaanood (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa sheegay in raafka dadka aan Somaliland u dhalan lagaga saarayo gobolka Sool looga gol leeyahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img