Monthly Archives: October, 2021

spot_imgspot_img

Golaha Wasiirrada Somaliland oo go’aamo ka soo saaray Maamulka Dhulka iyo Seerayaasha

Hargeysa (SLpost)- Fadhiga 81aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Sonmaliland oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Qaranka...

“Inankaa Yar wuxuu isku dayay inuu Somaliland ka adkaado, wuu ku fashilmay, Muqdishona waanu ka saraynaa” – Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay dowladda Farmaajo isku-dayday inay waxyeello gaadhsiiso Somaliland, sidaa awgeed...

Maraykanka oo loogu Baaqay inuu Aqoonsiga Somaliland ku beddesho Bed-qabka Danihiisa Siysaadeed ee gobolka oo halis ku jira

Washington (SLpost)- Macadka Heritage Foundation oo ka shaqeeya dhiirri-gelinta iyo Kobcinta Danaha Siyaasadeed ee Shacabka iyo Dalka Maraykanka, ayaa dowladdiisa ugu baaqay inuu Aqoonsado...

Somaliland: Wasiir Maxkamad la tiigsanaya Guddoomiye Xisbi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Somaliland, Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay in uu maxkamad la tiigsanayo Guddoomiyaha xisbiga UCID...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Faransiiska oo ka hadlay Qadiyadda JSL iyo Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland

Paris (SLpost)- Safiirka Somaliland ee Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa ku martiqaaday Guddiga Saaxiibtinimada Geeska Afrika ee Golaha Guurtida Faransiiska inay booqasho ku...

Wasiir SYC Koore oo Farta Ku Fiiqay Cidda Sababta u ah Qalalaasaha Siyaasadeed iyo Amni-darrada Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, ayaa magaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta u ah gobolka Sool ku sifeeyey meel...

Somaliland celebrates the World White Cane Awareness Day

The Somaliland Blind Organization (SOBO) in cooperation with ABILIS Foundation and the Ministry of Employment, Social Affairs & Family (MESAF) hosted a highly organized...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img