HomeWasiir SYC Koore oo Farta Ku Fiiqay Cidda Sababta u ah Qalalaasaha...

Wasiir SYC Koore oo Farta Ku Fiiqay Cidda Sababta u ah Qalalaasaha Siyaasadeed iyo Amni-darrada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, ayaa magaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta u ah gobolka Sool ku sifeeyey meel hoy u noqotay qalalaase siyaaasadeed iyo nabadgelyadaro.

Wasiir Koore, wuxuu sheegay in sababta ay Laascaanood marka loo eego magaalo-madaxyada shanta gobol ee kale ee Somaliland ay ugu gaar noqotay qalalaasaha siyaasadeed iyo falalka amnidaro ay dadkeedu ugu wacan yihiin.

blank“Yaynaan la qabsan xumaanta iyo dhiiga, oo bulshadu ku noolaato argagax, waa in aynu nabadgelyada ka wada shaqayno oo gamcaha isu qabsano:” ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore oo ka hadlayay shir lagaga hadlayay nabadgelyada gobolka Sool oo ku qabsoomay magaalada Laascaanood.

Wasiir Koore waxa uu sheegay in dhaqaalihii gobolka Sool wax loogu qaban lahaa ku baxdo nabadayn iyo wufuud u socota nabadayneynta, ciidamo iyo arrimo dhanka amniga ah, sidaa awgeed waxa uu ku booriyay Odayaasha iyo waxgardka in ay qayb weyn ka qaataan arrimaah nabadgelyada

“Waxaad mooddaa maadaama Bulshadeenu kasoo jeedo reer guuraa, waxa muuqata in aynaan fahmin in nolloshu dadka ka dhaxayso oo Biyaha, Caafimaadka iyo Waxbarashadda, markaa waa in la fahmaa haddii magaalo la wada joogo in nollosha la wadaago oo wax la wada yeesho,” ayuu yidhi, Wasiir Saleebaan Cali Koore.

Mar uu ka hadlayay arrimaha nabadgelyada ee gobolka, waxa uu sheegay in ay tahay arrinta ay u joogaan gobolka, isagoo xusay in meel wanaagsan ay marayaan arrimaha dhinaca amniga.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories