Wararkii u dambeeyey Af-gembiga Milatari ee Sudan, Ra’iisul-wasaarihii & Wasiirradiisii oo la xidhay iyo Walaaca Beesha Caalamka
Khardoum (SLpost)- Milatari dalka Suudaan ayaa maanta talada ka tuuray Xukuumad ku-meel-gaadh ahayd oo labadii sanno ee u dambeeyey hoggaaminaysay talada dalkaas. Jeneraalka ugu sarreeya...
Maxay ka-wada hadleen Madaxweyne Biixi iyo Ku-xigeenka Wakiilka QM oo maalmood ku sugnayd Hargeysa?
Madaxtooyada Somaliland oo aan wax war ah ka soo saarin Natiijada Kulanka labada Dhinac Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxa soo gaadhay ku-xigeenka...
Nairobi: Somaliland iyo Saaxiibbada Beesha Caalamka oo Isku hor-fadhiistay Kulan Arrimo muhiim ah lagaga hadlay
Nairobi (SLpost)- Wefti sare oo ka kooban wasiirro iyo masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsan, ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay...
Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay inay Difaacayaan Taiwan haddii Shiinuhu Duulaan Milatari ku qaado
Shiinaha iyo Taiwan oo Ka jawaabay Hadalka Madaxweynaha Maraykanka Washington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegaysida ay dalkiisa uga go’an tahay inuu difaaco Taiwan...
Xogo cusub oo laga helay Loolanka Hoggaanka Xisbiyada Kulmiye & Waddani iyo Damacyada is-khilaafsan ee siyaasiyiinta Bariga Burco
Xogo cusub oo laga helay Loolanka Hoggaanka Xisbiyada Kulmiye & Waddani iyo Damacyada is-khilaafsan ee siyaasiyiinta Bariga Burco Muuqaalka Hoose kaga Bogo Falan-qeyn ku saabsan...
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor oo Heshiiyey
Hargeysa (SLpost)- Waxa Khamiistii shalay la soo af-jaray isla markaana heshiis laga gaadhay Khilaaf gaadhay in hadallo xanaf leh warbaahinta laysu-mariyo oo dhexmaray Guddoomiyaha...
Somaliland oo looga digay Duullaan Siyaasadeed oo uga yimaadda Shiinaha oo soo dhexmara Kooxo Mucaarad ah
Taipei (SLpost) - Todobaadkii hore Warbaahinta Shiinaha, ayaa baahisay War ay ku sheegayso in Dawladda Taiwan jid khaldan u marayso inay sii xoojiso xidhiidhka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

