Badheedhaha Xirsi, Bariiqashada Maxamuud Xaashi iyo Beer-dhigaalaynta Maxamed Kaahin
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Xirsi Cali Xaaji Xasan oo hadda ah Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Musharrax u yahay...
Boqol Ugaas Oo Isku Beel Ah iyo Soo Dhawayntii Hal Ugaas! W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Qabiilka Ciisuhu wuxuu ka mid yahay qabaa’ilka Soomaalida kuwa ugu tirada badan, xagga dhulka waxay degaan dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Somaliland, sida Soomaalida kale...
Madaxweyne Muuse Biixi oo QM Kala Hadlay Qorshe Xeryo loogu samaynayo Qaxootiga ku nool Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil sar-sare oo k atirsan hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga...
Hargeysa: Ciidanka Booliska oo gacanta ku dhigay Tuugo adeegsanaysa Farsamo Casri ah
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Tuugo adeegsanaysa farsamo casri ah oo ay ku xadaan lacagaha ku jira Dad Telefoonnada. Muuqaalka Hoose...
Somaliland: 215 Shirkadood oo ku tartamay 20 Mashruuc oo miisaaniyadda Qaranka laga maal-gelinayo
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey natiijada tartan loo galay 20 Mashruuc oo loo fulinayo hay’adaha Xukuumadda, kuwaas oo maalgelintooda...
“Tolka aad leedahay waa sharciga iyo xeerka, haddii aanad qaldanayn oo..” Madaxweyne Biixi oo Kulan la Qaatay Maayarrada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay maayarrada la doortay ee 23-ka degmo-doorasho ee dalka. Kulankan oo...
Muxuu Guddoomiye Faysal ka yidhi Doorashada Puntland iyo Dagaalka Guriceel ee Soomaaliya?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Doorashada dhawaan ka qabsoontay Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland. Guddoomiyaha oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

