HomeBadheedhaha Xirsi, Bariiqashada Maxamuud Xaashi iyo Beer-dhigaalaynta Maxamed Kaahin

Badheedhaha Xirsi, Bariiqashada Maxamuud Xaashi iyo Beer-dhigaalaynta Maxamed Kaahin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Xirsi Cali Xaaji Xasan oo hadda ah Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Musharrax u yahay Guddoomiye-nimada Xisbigaasi, xilkaasi oo uu hadda hayo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xarunta Xisbiga WADDANI ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu u tartamo Guddoomiye-nimada Xisbiga WADDANI, marka la gaadho Shirweynaha Xisbiga oo muddo yari ka hadhsan tahay wakhtiga la qabanayo.

Dhanka kale, Hoggaanka sare ee Xisbiga KULMIYE, ayaa Maanta Xubinimadii Xisbiga KULMIYE ka saaray Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo muddo dhowr ah dibed-joog ka ahaa Xisbiga.

Wareegto uu soo saaray Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi dheere, ayaa lagu sheegay in fadhi ay yeesheen Guddiga anshaxa ee Xisbigu go’aamiyeen in Maxamuud Xaashi laga saaro Xisbiga, go’aankaasi oo uu ayiday Guddoomiye ku-xigeenka labaad.

Dhawaaqa Xirsi ku sheegay inuu u tartamayo Guddoomiye-nimada Xisbiga WADDANI iyo Go’aanka KULMIYE lagaga saaray Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ku soo beegmaya xilli la qorshaynayo in Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed lagu wareejiyo Guddoomiye-xisbul-xaakimka Kulmiye, xilkaasi oo uu hadda hayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Waxa xusid mudan inay isku deegaan yihiin Saddexda Siyaasi ee kala ah Maxamuud xaashi Cabdi, Maxamed Kaahin iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories