Monthly Archives: September, 2021

spot_imgspot_img

Baarlamaanka Taiwan oo ka hadlay Aqoonsiga Somaliland oo Muujisay inay Dunida inteeda kale uga Mudan tahay

Taipei (SLpost)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dalka Taiwan, ayaa xukuumadda dalkaas ugu baaqay in la beddelo magaca ay ku hawl-galaan Safaaradaha iyo xafiisyada dibloosiyadeed...

Somaliland iyo Ingiriiska oo ka wada-hadlay Dardar-gelinta Dhismaha Jidka Berbera Corridor iyo Hargeisa Bypass

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiin ka socota Sanduuqa Horumarinta Mashaariic ee Britain (UKAID) iyo Shirkad...

Xukuumadda Somaliland oo Jariimad Qaran ku eedaysay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa jariimad iyo Khimiyaamo Qaran oo lagu xaqiray Xuquuqda iyo Qaddiyadda Qaranka ku tilmaantay qoraal uu guddoomiyaha Xisbiga Waddani ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Saraakiil ka socata Bangiga Adduunka oo dalka yimi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabiley madaxa Bangiga Adduunka Marwo Kristina Svensson oo ay wehelinayso Marwo Kaltuun Xasan...

Sidee Warbaahinta Kenya uga faallootay Magacaabista Dibloomasiyiinta dalkaas ee Xafiiskooda Somaliland?

Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta dalka Kenya, ayaa si weyn uga faalootay Xafiiska dibloomaasiyeed ee Kenya  ka furanayso Somaliland iyo Magacaabista Xubnaha ka hawl-geli doona oo...

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Guddi ka socota Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Dowladda Hoose ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Maamulka Dawladda Hoose ee Hargaysa ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka Socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha gaar ahaan Guddida kormeerka iyo Qiimaynta...

Soomaaliya: Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Khilaaf-siyaasadeed ee ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil

Nairobi (SLpost)- Beesha Caalamka ayaa war-saxafadeed ka soo saartay Khilaafka siyaasadeed oo ak dhex-aloosan madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya. Khilaafkan ayaa ka dhashay kiiska gabadh lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img