Monthly Archives: September, 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: Maxaa sababay in Xukuumaddu ka Qayliso Baraha Bulshada (Social Media)?

Xukuumadda Somaliland waxa ay tiraba dhowr jeer cabasho ka muujisay saamaynta leeyihiin wararka iyo macluumaadka lagu baahiyo baraha Bulshada, sida Facebook, Youtube ama Twitter....

Somaliland: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare oo la shaaciyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo H/Dhexe ee gobollada iyo Degmooyinka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Mowqif Somaliland ka qaadatay Xiisadaha ka taagan Waddamada Gobolka iyo loolanka Carabta

Boorama (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddiisu go'aan ku gaadhay inay dhex-dhexaad ka noqoto Xiisadaha colaadeed iyo siyaasadeed ee...

Madaxweyne Muuse Biixi oo xilalka ka qaaday Agaasimihii Baanka Dhexe, guddoomiyeyaal gobol iyo Masuuliyiin kale

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalka ka qaaday Agaasimihii Guud ee Bangiga Dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo, Guddoomiyeyaashii hore...

Xisbiga Waddani oo lagu eedeeyey inuu Gef iyo Meel-ka-dhac kula kacay Shacabka Gobollada Bari ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa  xisbiga WADDANI ku eedeeyay in uu gaf ka galay dadka...

Cabdiraxmaan Cirro oo shaaciyey inuu mar kale u tartamayo Jagada Guddoomiyaha Xisbiga Waddanni

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta shaaciyey inuu yahay murashax mar kale u tartamaya jagada Guddoomiyaha...

Somaliland: Xogo laga helay Budhcad Ajaanib ah oo lagu qabtay Lacago Been-abuur ah

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland oo kaashanaya Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa Arbacadii shalay gacanta ku dhigay Lix qof oo looga shakisan yahay inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img