HomeSoomaaliya: Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Khilaaf-siyaasadeed ee ka dhashay...

Soomaaliya: Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Khilaaf-siyaasadeed ee ka dhashay Kiiska Ikraan Tahliil

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankNairobi (SLpost)- Beesha Caalamka ayaa war-saxafadeed ka soo saartay Khilaafka siyaasadeed oo ak dhex-aloosan madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya.

Khilaafkan ayaa ka dhashay kiiska gabadh lagu magacaabo Ikraan Tahliil Faarax oo hay’adda sirdoonka dalkaas ee NISA sheegtay iney dileen Al-shabaab, in kasta oo Shabaab ay iska fogeysay dilka gabadhaas oo u shaqaynaysay Sirdoonka Soomaaliya.

Beesha Caalamka ayaa qoraalka ay soo saartay waxay ku sheegeen iney ka walaacsan yihiin muranka ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo madaxda dowladda ka dhex abuuray khilaaf siyaasadeed xoogan oo ay sheegen inuu saameyn ku yeelan karo hanaanka doorashada dalkaas.

“Waxaan ku boorineynaa madaxda Soomaalida inay dejiyaan iska horimaadka siyaasadeed ee ku gedaaman baadhitaankan, gaar ahaanna ay ka fogaadaan fal kasta oo horseedi kara rabshado.”

“Waxaan ugu baaqeynaa madaxda Soomaaliya inay ka wada shaqeeyaan sidii loo horumarin lahaa hirgelinta Heshiiskii 27-kii bishii March ee ku aaddan qabsoomidda doorashooyinka, iyagoo garwaaqsan horumarka ilaa iyo hadda ay gaadheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo hoos yimaada hoggaaminta wax ku oolka ah ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble”, Sidaas ayaa lagu yidhi war qoraalka ka soo baxay Beesha Calaamka.

Beesha Caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in kiiska Ikraan Tahliil uu u baahan yahay in lagu sameeyo baadhitaan lagu kalsoonaan karo, waxaanay ku baaqay in deg-deg loo xaliyo khilaafka ka dhashay arrintan.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories