Monthly Archives: July, 2021

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Ruqsadda kala Noqotay Shirkad Xad-gudub Sharci lagu eedeeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa liisankii ay dalka kaga shaqaynaysay kala noqotay Shirkad lagu magacaabo Integrated Shipping Services...

Qalabka Saadaasha Hawada oo lagu wareejiyey Wasaaradda Beeraha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Ha'yadda duulimaadyada iyo Madaarrada ee Somaliland, ayaa maanta wasaaradda beeraha ku wareejisay qalabka Saadaasha Hawada ay ha'yaddu  hore ugu shaqayn jirtay. Qalabkan oo...

Olole Nadaafadeed oo mar kale laga fuliyey Dooxa Hargeysa iyo Baaqa Maayarka Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Hargeysa oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golaha deegaanka ee caasimadda, shaqaalaha Dawladda Hoose iyo Dadweyne iskood isu diray, ayaa...

Xukuumadda oo ka hadashay Wakhtiga la furayo Madaarka Berbera iyo Cabasho ka taagan Shaqaale Cusub oo loo qaadanayo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay un la dhammeystiray dib-u-casriyeynta iyo Qalabaynta madaarka Caalamiga ah ee Berbera oo ay gacanta ku hayso shirkad xukuumaddu...

Salaadiinta Hargeysa oo ka jawaabay Qaylo-dhaan ka soo yeedhay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland

"Waxa la innagu soo qaaday Duullaan oo waxa la doonayaa in Damiirkeena la dilo” – Taliyaha Booliska Somaliland Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka...

Waxa Inoo Baryey Waa Cusub

Wuu dhamaaday shirqoolkii ka aamusidda ee waddamada Adduunku ku hayeen dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waanu dhamaaday wakhtigii wadda-hadal wax lagu hubin lahaa, waxa inoo baryey...

Shaqaale Qadiyadda Somaliland loogu dhibaateeyey Muqdisho oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey

Hargeysa (SLpost)- Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee Cigaal Intenation Aiport, waxa maanta lagu soo dhaweeyey shaqaale Caafimaad oo ka hawl-gala Cusbitaal Edna Aadan Hospital,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img