HomeShaqaale Qadiyadda Somaliland loogu dhibaateeyey Muqdisho oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey

Shaqaale Qadiyadda Somaliland loogu dhibaateeyey Muqdisho oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee Cigaal Intenation Aiport, waxa maanta lagu soo dhaweeyey shaqaale Caafimaad oo ka hawl-gala Cusbitaal Edna Aadan Hospital, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey ku xannibnaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ay taraansit ku ahaayeen.

Drs Edna Aadan ayaa garoonka ku soo dhawaysay Shaqaalahan oo magaalada Hargeysa kaga dhoofay Baasaboorka Somaliland oo ku sharciyeysan Fiisaha Waddanka Kenya oo ay ku socdeen, iyagoo taraansit ku ahaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo loogu dhibaateeyey sababo la xidhiidha dokumentiga socdaalka ee ay siteen, sida ay sheegtay Edna Aadan Ismaaciil oo saxaafadda kula hadashay gegida diyaaradaha ee Egal International Airport.

Edna Aadan Ismaaciil waxa ay sheegtay in masuuliyiinta socdaalka Soomaaliya ku xad-gudbeen sharciga caalamiga ah ee socdaalka adduunka oo dhigaya inaan waxyeello loo geysan dadka socdaalka ah ee taransit ku maraya garoomada diyaaradaha. Waxa ay sheegtay in masuuliyiinta socdaalka Somalia dhibaato u geysteen shaqaalaha caafimaad ee Edna Hospital oo ay sheegtay in laga qaaday documentiyadii ay siteen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories