Qodobbada lagaga hadlay Kulan Dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Safiirka Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub...
Garyaqaan Fasiraad ka bixiyey Sharciyadda Midnimadii Somaliland Vs Soomaaliya iyo Caadifadda Calanka Buluugga ah
"Qofka Calanka Buluugga ah kula soo baxa Somaliland, maxa wuu moodayaa inay Somalia..." - Garyaqaan Cabdiqani xasan axmed Garyaqaan Fasiraad ka bixiyey Sharciyadii Midnimadii Somaliland...
Berbera: Markab u rarnaa Ganacsatada Somaliland oo Dib ula noqday Shixnaddii uu siday oo $5 Milyan lagu Qisaasay
Berbera (SLpost)- Markab u rarnaa Ganacsato reer Somaliland ah isla-markaana muddooyinkii u dambeeyay ku xidhnaa Dekedda Magaalada Berbera, ayaa marsada dib uga goostay iyadoon...
“Waxa la innagu soo qaaday Duullaan oo waxa la doonayaa in Damiirkeena la dilo” – Taliyaha Booliska Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa bandhigay maandooriyaha Khamriga iyo lacago laaluush oo ay gacanta ku dhigeen, kaddib markii laysku dayey in laaluush...
Somaliland: Leading by Example
There are no shortages of references, including academic research papers, how-to-books or philosophical concepts describing the qualities of an effective leadership; however, there is...
“Ma jirto Cilmi-baadhis la sameeyay oo sheegtay xannuun la hubo oo ay dhaliyaan Taawarrada isgaadhsiintu”- Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda isgaadhsiinta Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa sheegay inaanay jirin cilm-baadhis lagu ogaaday xannuuno laysla yaqaano ama gaar ah...
“Barnaamijka Shaqo-qaran wuxuu badbaadiyey Dhalinyaro badan oo Badaha ku dhiman lahayd” – Taliye Nuux Taani
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ku ammaanay hirgelinta Barnaamijka Shaqo Qaran oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

