Xaaladda Dhoofka Xoolaha Somaliland iyo Saamaynta uu keenay Cudurka Noociisu ku yahay dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo masuuliyiiin ka tirsan wasaraadda ayaa ka warbixiyey xaaladda dhoofka xoolaha...
Somaliland: Xukuumadda oo soo bandhigtay Buug koobsanaya Xogta Rasmiga ah ee Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, ayaa maanta soo bandhigtay Buug lagu ururiyey Xogta Qaranka JSL, kaas oo wax...
Shacabka Itoobiya oo maanta u dareeray Codbixinta Doorashadii u horeysay oo Xor ah
Addis Ababa (SLpost)- In ka badan 37 milyan oo codbixiyeyaal hore isu diiwaangeliyay ayaa maanta oo Isniin ah u dareeray goobaha codbixinta ee guud...
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo lagu Wareejiyey Gaadiid iyo Qalab Caafimaad oo Casri ah
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, iyo safiirka Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska, Ambassador Cabdi Cabdilaahi, ayaa si...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Haweenka Murashaxiinta ku hadhay Tartankii Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay murrashaxiintii haweenka ahaa ee ka qaybgalay doorashooyinkii goleyaasha wakiillada...
Siyaasi ku taliyey Cidda ku haboon in loo doorto Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Ololaha loogu jiro qofka noqonaya Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Marxalad cusub u gudbay maalmihii dambeeyey. Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI...
Somaliland
Somaliland: Ardaydii ugu tiro Badnayd oo u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare
Muxuu Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sannad-dugsiyeedka 2020/2021 kaga duwan yahay kuwii Hore? Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo fasalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

