HomeXaaladda Dhoofka Xoolaha Somaliland iyo Saamaynta uu keenay Cudurka Noociisu ku yahay...

Xaaladda Dhoofka Xoolaha Somaliland iyo Saamaynta uu keenay Cudurka Noociisu ku yahay dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo masuuliyiiin ka tirsan wasaraadda ayaa ka warbixiyey xaaladda dhoofka xoolaha ee Somaliland.

Masuuliyiinta u sarreysa Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskooda, waxa ay ka warbixiyeen cudur noociisu ku cusub yahay dalka oo ka mid ah xannuunnada ku dhaca Geella oo muddooyinkii u dambeeyey lagu arkay deegaagmo ka tirsan gobollada Somalilad.

Dr Cabdiqani Xaamud Cawaale oo ka mid ah dhakhaatiirta Caafimaadka ee Wasaaradda, ayaa ugu horeyn ka warbixiyey Xannuun lagu Magacaabo GUUX oo dalka ku cusub Kaas oo dhawaan ku dhacay xoolaha gaar ahaana Geella, waxaanu sheegay in xanuunkaasi uu kasoo talaabay dhanka xuduudda Itoobiya, wasaarad ahaanna ay ka hawl-galeen kana daweeyeen xoolahuu uu ku dhacay, xilliganna ay dadaal ugu jiraan sidii loo dabar jari lahaa.

Wasiirka xanaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay in caafimaadka guud ee xooluhu uu fiican yahay marka laga reebo Xanuuna Guuxa lagu magacaabo ooh adda laga daweeyay Geela, sidoo inay xooluhu haystaan Baad iyo Biyo ku filan.

Waxa uu wasiirku intaa ku daray Sucuudigu uu iska joojiyay guud ahaan xoolahii ugu imanayay dalalka adduunka oo ay ku jirto Somaliland iyagoo ka taxadaraya caafimaadkooda madama uu jiro xanuunka Coronavirus kaas oo sababay Sucuudigu joojoiyo xujeydii ka imanaysay daafaha adduunka.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories