Monthly Archives: April, 2021

spot_imgspot_img

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda iyo Xildhibaannada Mucaaradka oo ka biyo-diiday

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wax-ka- beddel iyo Kaabis lagu sameeyey Xeerka Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka...

Badhan: Somaliland oo digniin u dirtay maamul-goboleedka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa digniin adag u jeedisay Maamul-goboleedka Puntland oo inta badan Sheegta qaybo kamida Dhulka Somaliland, gaar ahaan Deegaamada Gobolka Badhan,...

Shacabka Jabuuti oo Jimcaha u dareeraya Doorasho la filayo inuu markii 5aad ku guulaysto Madaxweyne Geelle

Hargeysa (SLpost)- Shacabka Jabuuti ayaa Jimcaha Berri u dareeraya Codbixinta Doorashooyinka oo aanay ka qayb-gali doonin Xisbiyada mucaaradka oo hore u qaaddacay. Madaxweynaha xilka sii...

Warbaahin Caalami ah Oo Sheegtay In Somaliland Ka Faa’idday Wada-hadalladii Soomaaliya Ee Jabuuti Ka Dhacay

Hargeysa (SLpost)– Wargeyska Caanka ah ee International Policy Digest, ayaa War-bixin dheer ka qoray siyaasadda Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...

Sidee ayaa Lagu Helaa Farxadda Iyo Deganaashaha Uu Qof Waliba Raadinayo

Farxadda iyo Degenaashuhu waa derajo nololeed oo la gaadho inta gaadhaana ay tahay dad kooban oo garaty wadadii xaqa ahayd ee ay ku heli...

Dawladda Somaliland Oo Ka Hadashay Xasuuqii Rwanda oo 27 Jirsaday

Hargeysa (SLpost) - Arbacadii Shalay waxa dalka Rwanda laga xusay 27 Guurada ka soo wareegtay Xasuuqii 1994-kii ka dhacay dalkaasi, kaasi oo lagu dilay...

“Gobolka Sanaag si dhammaystiran ayuu ugu jiraa gacanta Puntland marka laga reebo degmada Ceerigaabo, Laascaanood-na…” – Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland

Garowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa sheegtay inay la wareegeen gacan-ku-haynta inta badan Deegaannada Gobollada Sanaag iyo Sool ee Somaliland isla markaana ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img