Sahamiye Foundation: Barnaamij Xal loogu raadinayo Caqabadaha ku gedaaman horumarka Somaliland oo Hargeysa lagaga dhawaaqay
Hargeysa (SLpost)- Aasaasaha Shirkadda xawilaadda lacagaha ee Worldremit Ismaacil Axmed ayaa maanta magaalada Hargeysa ka daahfuray Dalladda Sahamiye oo ah urur samafal oo diiradda...
Somaliland: WorldRemit founder launches Sahamiye Foundation to tackle the Country’s development challenges
Hargeisa (SLpost)- A team led by WorldRemit founder Ismail Ahmed has today launched Sahamiye Foundation, a philanthropic organisation focused on using technology and innovation...
Goobaha loo Asteeyey Kaadh-qaybinta Gobollada Awdal, Maroodijeex iyo Togdheer oo Maalmo Dheeraad ah lagu daray
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Dooraashooyinka Somaliland, ayaa Toddoba maalmood oo dheeraad ah ku daray Kaadh-qaadashada Codbixiyeyaasha ee gobollada Awdal, Maroodijeex iyo Togdheer, kaddib markii ay...
Dr Gaboose Muxuu Doonayay In uu Innoo Sheego?
Qalinka: M. Haaruun Runtii dhawr jeer baan ku celiyay warkiisa, hal qodob oo aan qoro na kama guntin odayga. Midhkaasi waa iga dhab. Sidaas darted,...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Wasiirka Cadaaladda Zambia iyo Arrimaha ay ka wada-hadleen Xidhiidhka labada waddan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda Zambia iyo wefti uu hoggaaminayo oo shalay socdaal ku...
Xukuumadda Somaliland iyo Ganacsada Dalka oo ka shiray Qorshe Talaal Cusub loogu Raadinayo Bulshada
Hargeysa (SLpost)- Guddiyada ka hortagga iyo u diyaargarowga xanuunka COVID-19 iyo Abaaraha, ayaa xalay kulan ballaadhan la qaatay ganacsatada kala duwan ee dalka Jamhuuriyadda...
Magacyada iyo Xilalka ay hayeen Saraakiil ka Goostay Ciidammada Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Afar Sarkaal oo sheegay inay kasoo goosteen Ciidamada Soomaaliya, waxaanay dalbadeen in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

