Haweenka Hargeysa oo soo bandhigay Cududda taageero ee ay u hayaan Maayar SOLTELCO
Hargeysa (SLpost)- Haween-weynaha Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta muujiyey cududda taageero ee ay u hayaan Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) oo xilligan ka...
Madaxweynaha Somaliland oo Dhiggiisa Djibouti ku hambalyeeyey Guusha uu Doorashada ka gaadhay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle ku hambalyeeyey guusha uu ka gaadhay Doorashada...
“We are strongly criticizing NEC for turning deaf ears to the People with Disabilities” – Press Release
Hargeisa (SLpost) - The association of Protection and Development for the people with Disabilities has condemned the Somaliland National Election Committee for not allowing...
Djibouti: President Guelleh re-elected for the fifth term in a landslide victory
Djibouti (SLpost)- Djibouti President Ismael Omar Guelleh has been re-elected for a fifth term after winning more than 98 percent of the vote in...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo doortay Madaxweynaha Dalka Jabuuti
Djibouti (SLpost)- Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay madaxweynaha dalka Jabuuti, kaddib markii uu guul ballaadhan ka gaadhay doorashadii maalintii Jimcaha...
Wargeyska THE GUARDIAN oo warbixin ka qoray Aasaasja Hay’ad lagu taageerayo Adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada ee Somaliland
London (SLpost)- Ismaaciil Axmed oo ah Aasaasaha iyo Mulkiilaha Shirkadda Caalamiga ah ee World Remit, ayaa shaaciyey inuu aasaasay Hay’ad cusub oo taageeri doonta...
Somaliland oo ka Qayb-gashay Bandhig Caalami ah oo Waddamada Islaamka uga Socda Taiwan
Hargeysa (SLpost)- Bandhig caalami ah oo lagu soo bandhigo Dhaqanka Islaamka, ayaa Jimcihii shalay ka furmay magaalada Taipei ee caasimadda dalka Taiwan. Bandhiggan oo ujeeddadiisu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

