HomeGolaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda iyo Xildhibaannada...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda iyo Xildhibaannada Mucaaradka oo ka biyo-diiday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wax-ka- beddel iyo Kaabis lagu sameeyey Xeerka Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka oo maalmihii u dambeeyey ay ka doodayeen Mudaneyaasha Golahaasi.

blank
Golaha Wakiillada Somaliland (PhotoFile)

Fadhiga maanta oo uu shir-guddoominayey guddoomiye Baashe Maxamed Faarax, waxa ay Mudaneyaasha Golaha Wakiillada qodob-qodob u ansixiyeen Wax ka beddelka iyo kaabista Xeerka furista Ururrada Siyaasadda oo ogolanaya in la furo ururrada Siyaasadda marka uu wakhtigoodu dhammaado Xisbiyada imika jira sannadka 2022-ka.

Fadhiga saaka oo ay goob-joog ka ahaayeen 44 mudane oo ka tirsan 80-ka xildhibaan ee golaha wakiilladu ka kooban yahay waxa ansixinta xeerka oggolaaday 40 mudane, halka 3 kalena diideen, guddoomiyuhuna ma codeynin.

Xeerkan, waxa oo uu ogolaanayaa un la sameeyo doorasho toos ah oo lagu dooranayo Ururro siyaasaddeed oo lagu dooranayo Barnaamijyadooda siyaasaddeed, iyada oo saddex urur ee ugu sarreeya noqon doonaan saddexda Xisbi Qaran ee Dalka.

Fadhigan, waxa dibedda ka joogay oo aan Hoolka soo gelin qaar ka mid ah Mudaneyaasha Xisbiga Waddani ee Golahaasi ku jira, kuwaas oo barxadda hore ee Hoolka codayntu ka socotay fadhiyey.

Mudaneyaasha mucaaradka, ayaa u muuqday kuwo ka biyo diidsan ansixinta Xeerka furista Ururrada siyaasadda oo qaarkood sheegeen in Xildhibaannada Kulmiye dano gaar ah ka leeyihiin.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories