Monthly Archives: April, 2021

spot_imgspot_img

Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadaha Xisbiga Kulmiye ku eedeeyey inay Baabiiyeen Hay’adihii Sharciga dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarad ka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in tan iyo markii uu xisbiga Kulmiye talada dalka...

Magaca Shirkad ku Guulaysatay Gaadiid Kiro ah oo loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada tartan loo qabtay dhowr shirkadood oo ku tartamay Gaadiid Kiro oo loo doonayo...

Tirada Dad u geeriyooday Cudur aan la aqoonsan oo ka dilllaacay gobolka Saaxil

Berbera (SLpost)- Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku geeriyooday xannuun aan noociisa la aqoonsan oo ka dilaacay Deegaanno k atirsan Bariga Gobolka Saaxil. Xannuunka...

Xukuumadda Somaliland oo Fasaxday Dhismaha Taawarrada Isgaadhsiinta iyo Sababaha loo aanaynayo

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland, ayaa maanta fasaxday dhismaha Taawarrada ee shirkadda Isgaadhsiinta oo wasaaraddu hore u joojisay. Taawarradda ay adeegsadaan shirkadaha isgaadhsiinta...

Fanaaniinta Nimco Yasin, Sahra Ilays & Saado Qaran oo soo saaray Qasiido Cusub oo Cajiib ah

Nimco Yasin, Sahra Ilays iyo Saado Qaran oo ka mid ah fanaaniinta waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa soo saaray Qasiido Cusub oo ay ku...

Ramadaanta Iyo Ramadkeeda! (Qaybta 2aad) – Qalinkii Guuleed Cumar Madar

Waxa aynu ku soo qaadanay qoraalkii hore soonka iyo cidda uu ku waajibay oo aynu sii dhamaystirayno qoraalkana. Waxa uu ku waajibay soonku qof kasta...

Somaliland oo iftiimisay Ujeeddada ay ka lahayd Bayaan ay ka soo saartay Xaaladda Siyaasadeed ee Somalia

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Somaliland, ahna ku simaha wasiirka Liibaan Yusuf Cismaan, ayaa sheegay in adduunkii xoog iyo maal ba isugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img