Monthly Archives: April, 2021

spot_imgspot_img

Go’aamo ka soo baxay Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland

Hargeysa (SLpost)-Fadhigii 74aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka...

Liiska Rasmiga ah ee Murashaxiinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa soo saaray Liiska kama dambaysta ee Murashaxiinta Golayaasha Deegaanka uga tatamaya Saddexda Xisbi Qaran Doorashada Isku-sidkan...

Musharraxiin Samaystay Calaamado Aanu Soo Saarin Komishanka Doorashooyinka iyo Dareennada ku Xeeran

Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa badhtamaha Toddobaadkii hore soo saaray Calaamadaha ama Astaamaha Musharraxiinta u tartamaya doorashada isku sidkan ee Wakiillada iyo...

Beelaha Hawiye oo Shirweyne ka yeeshay Muddo-kordhinta Farmaajo iyo Aayo-ka-tashida Siyaasadda Somalia

Muqdisho (SLpost)- Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya waxa maanta ka furmay shirweyne ay isugu yimaaddeen Odayaasha Dhaqanka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Xildhibaannada, Haweenka iyo...

Sidee Ugu Guulaystaa Doorasho? – W/Q: Cabdiqani Iid Cilmi

64 sanno ka hor dhalashadii Nabi Ciise, wakhti xagaa ah, ayaa aftahan kii ugu waynaa sooyaal ka reer Rome isku soo sharraxay in uu...

Kulmiye oo Casho-sharaf u sameeyey Murashaxiinta Xisbiga ee Gobollada Galbeedka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga KULMIYE, ayaa caawa casho-sharaf ku maamuusay murrashaxiinta Golaha wakiillada uga sharraxan gobollada Saaxil, Maroodi-jeex iyo Awdal oo ay wehelinayaan murrashaxiinta xisbiga...

Dowladda Maraykanka oo loogu Baaqay inay wax ka beddesho Siyaasaddeeda Geeska Afrika

Hargeysa (SLpost)- Michael Rubin oo ah Diblumaasi Maraykan ah isla-markaana ka Tirsan Mac-hadka American Enterprise Institute, ayaa mar kale wax ka qoray Sida Dawladaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img