HomeSomali NewsMagaca Shirkad ku Guulaysatay Gaadiid Kiro ah oo loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada...

Magaca Shirkad ku Guulaysatay Gaadiid Kiro ah oo loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada tartan loo qabtay dhowr shirkadood oo ku tartamay Gaadiid Kiro oo loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland.

Gaadiidka Kirada ah ayaa Wasaaradda Waxbarashada Somaliland u adeegsan doontaa hawl-galka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa sare oo la filayo inuu dhawaan ka bilaabmo guud ahaan gobollada Dalka.

Qandaraaska oo tartankiisa ay ka qayb-galeen Shan Shirkadood oo waddani ah, waxa natiijadiisa ka soo baxday lagu shaaciyey kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka, waxaana goob-joog ka ahaa Xubnaha Guddiga, Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Wakiillo ka socday shirkadaha tartanka ka qayb-galay.

Qandaraaska Gaadiidka Kirada ah ee loo doonayo Wasaaradda Waxbarashada, ayaa soconaya muddo hal sanno ah, sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Md Nuux Maxamed Xuseen.

Waxa uu Guddoomiyuhu sheegay inay tartanka Qandaraaskan ku guulaysatay shirkad lagu magacaabo KFG Group oo muddo hal sanno la shaqayn doonta Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories