HomeRamadaanta Iyo Ramadkeeda! (Qaybta 2aad) – Qalinkii Guuleed Cumar Madar

Ramadaanta Iyo Ramadkeeda! (Qaybta 2aad) – Qalinkii Guuleed Cumar Madar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankWaxa aynu ku soo qaadanay qoraalkii hore soonka iyo cidda uu ku waajibay oo aynu sii dhamaystirayno qoraalkana.

Waxa uu ku waajibay soonku qof kasta oo muslim ah , caqli leh, qaan gaadh ah, lab iyo dhadigba , inuu soomo awoodaya .

Waxa aanu faral ku ahayn soonku qofka gaalka ah, ilmaha yar, gabadha caadada leh ama dhiiga dhalmada, qofka bukaanka ah .

Ilmaha aan qaan gaadhin waa uu soomi karaa haddii aanu dhibay soonku, saxaabadii rasuulka alle haka raali ahaadee , waa ay soomin jireen caruurtooda ilaa ay gaajo darteed ooyaan ka dibna waxa ay siin jireen waxyaabaha caruurtu ku ciyaarto si aanay gaajada u dareemin.

Waxa aanu ku waajibin soonku qofka aan caqliga lahayn , sida qofka waalan , qofka wayn ee asaasaqay .

Waaajib kuma aha soonki qofka xanuunsanaya ee uu hayo xanun aanu islahayn waad ka bogsanaysaa , isaga oo lagu leeyahy quudin uu maalin kasta oo ramadaana quudinayo qof aan waxba haysan.

Qofka bukaanka ah ee rajaynaya inuu ka caafimaadayo bukanka waa uu iska cuni karaa , marka uu caafimaadana qalle ayaa lagu leeyahy intii malmood ee dhaaftay.

Gabadha urka leh ee tamar darri awgeed ama culayska ilmaha ay caloosha ku sido awgii u soomi kari wayday, ama caanaha ilmaha yar ay jaqsiinayso aya yaraanayaan haddii ay soonto , waa ay iska cuni kartaa waxana lagu leeyahy in ay qallayso marka ay daahir noqoto ilamaha yarna dhigto .

Qofka safarka ku jira haddii aanu safarkaasi ahayn mid uu ramadaanta kaga meeraysanayo , safarkaasi uu aad u dheer yahay , soonkana aanu awoodayn, waa uu iska cuni waxaa lagu leeyahy in uu qalle sameeyo marka uu dhamaysto safarkiisa .

Gabadha caadada leh ama dhiiga dhalmada , waajib kuma aha soonku , haddii ay sontana kama ansaxayo hadii leedahay labadooda mid haba ahaato il-bidhiqsi kaliyaata e , waa inay soo maydhataa inta aan la suxuran.

Qofka ka caajisay ama ka tamar yaraaday in uu soomo , wayni da’a awgeed ama ama xanun caajiska oo kale ah , waa uu iska cunayaa isna , waxa lagu yeelanayaa qalle isagana.

Lasoco qaybaha dambe

Qalinkii :Guuleed Cumar Madar

Guuleed_Madar@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories