Madaxweyne Muuse Biixi Oo Lagu Canaantay Sida Uu Uga Hadlay Dagaal Beeleed Dhiig Badan Ku Daatay Oo Ka Qarxay Gobolka SOOL
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Siyaasadda Somaliland qaarkood iyo Madax-dhaqameedka Dalka, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ku canaantay sida uu uga hadlay Dagaal beeleed...
Diblomaasi Maraykan ah oo Indhaha Caalamka ku soo jeediyey Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Ku-xigeenkii Xoghayihii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Afrika, noqdayna Safiirka Maraykanka ee Dalalka Guinea iyo Itoobiya Ambassador Tibor Nagy, ayaa ka hadlay...
Suldaanka Guud ee Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Walaalo ah Oo Ku Dagaalamaya Gobolka Sool
Hargeysa (SLpost)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Baaq nabadeed u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya...
Why I am committing $500 million to entrepreneurship in Somaliland?
In Somaliland, investments in technology and start-ups are needed to help tackle the country's challenges By Ismail Axmed, Founder and chairman of WorldRemit, a cross-border...
Madaxweynaha Somaliland oo Baaq nabadeed u diray Beelo walaalo ah oo dirir ku dhexmartay Gobolka Sool
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso deegaanka Ceelka Dhabar-dalool...
Sahamiye Foundation oo Agab Caafimaad loogu talo-galay Masaajiddada ku wareejiyey Xukuumadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dalladda Sahamiye Foundation oo uu dhawaan aasaasay Mulkiilaha shirkadda Worldremit Ismaaciil Axmed, ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay agab caafimaad oo...
Somaliland: Xukuumadda oo Siidh Waddani ah u Qaybinaysa Beeralayda Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa diyaarisay Siidh gudaha dalka lagu beeray oo loo qaybinayo dadka beeralayda ah, maaddaama oo la guda-galay xilliga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

