Somaliland: Siyaasiyiinta iyo Dadka Ladan ee Kufsiyada Geysta oo Xabsiyada laga sii daayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komiishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Somaliland, Maxamed Baaruud ayaa sheegay in Xabsiyada laga siidaayo Dadka ladan, sida Ganacsatada iyo Siyaasiyiinta ku kaca...
Natiijada Shir lagu taageeray Qaddiyadda Somaliland oo lagu soo gebo-gabeeyey Dalka Koonfur Afrika
Johannesburg (SLpost)- Shir Lagaga hadlay qaddiyadda aqoonsiga iyo kor u qaadista xidhiidhada dibloomasiyadeed ee Somaliland oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika,...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Saamaynta Dagaalka Ethiopia ka socda iyo Mowqifka ay ka taagan yihiin
Johannesburg (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Saamaynta uu waddan ahaan ku yeeshay dagaalka u dhexeeya jabhadda TPLF iyo Dowladda Federaalka ah ee ka...
Cali Waran-cadde oo fashiliyey Qorsheyaal Dhabar-jab ku ah Soomaaliya oo Farmaajo ku Doonayo Sii-haysashada Hoggaaminta Dalkaas
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland, Siyaasi Cali Maxamed Warancadde, ayaa soo bandhigay qodobbo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uga shidaal-qaadanayo...
Maxay Masuuliyiinta Xukuumaddu kala kulmeen Dadkii ku dhaawacmay Rabshaddii Hargeysa Stadium oo ay booqdeen?
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland oo ay weheliyaan Masuuliyiin kale oo xubno Wasiirro ah oo xukuumadda Somaliland ka tirsan, ayaa booqasho ugu...
Lammaaneyaal Aragga Naafo ah oo Aroos-wadareed ku dhigtay Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Habeenimadii xalay waxa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dhacay Aroos-wadareed loo qabtay saddex lamaane oo Aragga Naafo ka ah. Arooskan saddexda lammaane...
Suxufiiyinta Somaliland oo ku gacan-saydhay Go’aan ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Weriyeyaasha ka hawlgala warbaahinta madaxa-bannaan ee dalka, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Huteel Maansoor...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

