Tropical storm makes landfall in Somaliland
The tropical system in the Arabian Sea has made landfall in Somalianland, Oman Meteorology said A statement issued online by Oman Meteorology said :" The...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Buugga Barashada waddaniyadda ee Jaamacadaha Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay buug ka hadlaya muhiimadda iyo qiimaha ay leedahay Waddaniyadda, kaas oo lagu baran doono...
Hargeysa: Munaasibad Laysku Arkay oo lagu Caleemo-saaray Suldaan Cusub, looguna duceeyey Marxuum Suldaan Xandulle
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo isugu jirtay in loo duceeyo Allaah ha u naxariisatee Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle oo toddobaadkan ku geeriyooday, laguna aasay...
Somaliland: Duufaan Xooggan oo ku Wajahan iyo Shacabka Deegaamada ay ku beegan tahay oo digniin loo jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Duufaan lagu magacaabo GATI oo ka soo kacday Woqooyiga Badweynta India, ayaa ku soo wejahan Deegaanno ka mid ah Somaliland, gaar ahaan...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Aadan Yuusuf Abokor
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Dr Aadan Yuusuf Abokor oo dhawaan...
Geeddigii Nololeed Ee Dr. Aadan Yuusuf Abokor
18kii bishan November, 2020, ayuu Ilaahay ha u naxariistee Dr. Aadan Yuusuf Abokor ku geeriyooday dalka Turkiga, oo loo geeyey xanuun hayey si loogu...
Komishanka Qaranka oo Daah-furay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha iyo Gobollada laga bilaabayo
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dalka oo la filayo in dhammaadka bishan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

