HomeXukuumadda Somaliland oo ka hadashay Saamaynta Dagaalka Ethiopia ka socda iyo Mowqifka...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Saamaynta Dagaalka Ethiopia ka socda iyo Mowqifka ay ka taagan yihiin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Johannesburg (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Saamaynta uu waddan ahaan ku yeeshay dagaalka u dhexeeya jabhadda TPLF iyo Dowladda Federaalka ah ee ka socda gudaha dalka Ethiopia.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo Waraysi lala yeeshay isagoo ku sugan dalka Koonfur Afrika oo uu kaga qayb-galay shir caalami ah, waxa uu sheegay inaanay jirin saamayn si weyn loo dareemi karo oo dagaalkaasi ku keenay Somaliland, haseyeeshee waxa uu xusay inaanay saamaynta dagaalkaasi ku koobnaan doonin Somaliland ee uu gobolka oo dhan saamayn ku yeelan doono haddii dagaalku sii socdo.

blankDr Sacad Cali Shire oo wax laga weydiiyey noocyada baasaaboorrada ay masuuliyiinta Somaliland ugu safraan dalka dibaddiisa maadaama aanay Somaliland aqoonsi caalami ah haysan, waxa uu xusay in masuuliyiinta Dalku ku safraa baasaaboorka dibloomaasiga ee Somaliland iyo kuwo Ajanabi ah.

Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland waxa uu sheegay inay xukuumad ahaan rejaynayaan in sida ugu dhakhsaha badan Xal looga gaadho dagaalka ka socda gudaha dalka Ethiopia oo xidhiidh ganacsi iyo mid dibloomaasiyadeed oo qoto-dheer u dhexeeyo Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinayaa Muuqaalka Waraysiga lala yeeshay Wasiirka Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo sidoo kale uu kaga hadlay siyaasadda Cashuur ururinta ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo Arrimo kale.

https://youtu.be/XlN36ssrHj0

 

Somalilandpos.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories