HomeNatiijada Shir lagu taageeray Qaddiyadda Somaliland oo lagu soo gebo-gabeeyey Dalka Koonfur...

Natiijada Shir lagu taageeray Qaddiyadda Somaliland oo lagu soo gebo-gabeeyey Dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Johannesburg (SLpost)- Shir Lagaga hadlay qaddiyadda aqoonsiga iyo kor u qaadista xidhiidhada dibloomasiyadeed ee Somaliland oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, ayaa la soo gebo-gabeeyey, waxaana la iskula qaatay qodobbo lagu taageerayo Somaliland.

Shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Xisbiyada Siyaasadda iyo Ururrada bulshada ee dalka Koonfur Afrika, ayaa soo qaban-qababiyey shirka oo loogu magac-daray ‘Somaliland Solidarity Conference in South Africa’ ama shirka Midnimada Somaliland, ayaa ujeeddadiisu ahayd sidii laysugu xidhi lahaa siyaasadaha Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Somaliland iyo Koonfur Afrika oo ka mid ah dalalka ugu horumarsan qaaradda Afrika.

blankWasiirka horumarinta Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire iyo Wakiilka Dowladda Somaliland u jooga Koonfur Afrika Axmed Jaamac oo ka qaybgalay shirka, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada ka soo baxday shirka oo ay sheegeen inay ka mid yihiin sidii Somaliland looga garab-istaagi lahaa dhinacyada aqoonsi-raadinta, horumarinta dhaqaalaha iyo sidii baasaaboorka JSL loogu tagi lahaa Koonfur Afrika.

Wakiilka Somaliland ee dalka Koonfur Afrika, ayaa sidoo kale sheegay inay xafiis ahaan u qorshaysan tahay sidii ay shirar noocan oo kale ugu qaban lahaayeen waddamada koonfurta qaaradda Afrika ku yaalla ee ay ka mid yihiin Zambia, Mozambique iyo dalal kale si ay qadiyadda Somaliland u gaadhsiiyaan dalalkaas iyo axsaabtooda siyaasadda.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories