Sheekh Aadam-Siira oo Arrimo Xaasaasi ah uga Digay Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira), ayaa bulshada Somaliland, gaar ahaan shacabka reer Hargeysa uga digay inay mar labaad codkooda siiyaan xildhibaannada...
Somaliland: Xubno Dilkooda Diyaarad loo Afduubay oo Ka Warramay Siday ku Badbaadeen & Xusuusta Maalmihii Murugada
Barnaamij xambaarsan murugo, dareen farxad iyo naxdinba xusuusta dad badan ku reebay koobsaday, ayaa lagu waraystay laba ka mid ahaa Arday dil toogasho ah...
‘Tallaabada Tigrey, Tabaabushey ina faraysaa’
Golaha ammaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa kansal gareeyey fadhi loo ballansanaa in uu kaga hadlo dagaalka Gobolka Tigrey ka dib markii waddamada Afrikaanka ah...
Somaliland: Magacyada 6 Qof oo maanta Xukun Qisaas ah lagu fuliyey
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska ee Somaliland oo fulinaya amar ka soo baxay Maxkamadda Sare ee iyo Maxkamadda Ciidamada Qalabka-sida, ayaa dil qisaas ah Maanta...
Madaxweynaha Djibouti Oo Shaki-geliyey Maalgeshiga DP World ee Dekedda Berbera
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha dalka Jabuuti IsmaaciilCumar Geelle ayaa sheegay in aanu illaa hadda maqal wax sheegaya in shirkadda DP World ee Imaaraadka laga leeyahay...
Kooxda Horyaalka Gobollada Somaliland Ee Maqalka Naafada Ka Ah Oo Tartan Caalami Ah Kaga Qayb-gelaysa Dalka Jabuuti
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagootin ah kula qaatay kooxda haysata horyaalka kubbadda cagta wiilasha...
Xaddiga ay dhan tahay Odoroska Miisaaniyadda 2021 oo la horgeeyey Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta la horgeeyey Odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2021-ka oo dooddiisa iyo falan-qeynteeda ay isla maantaba galeen Goluhu kaddib...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

