Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Hargeysa: Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii Axmed-Siilaanyo oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta Hargeysa ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaraddii Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-ga ee Xukuumaddii Madaxweyne Axmed...

Ciidanka Nabad-gelyada Waddooyinka Oo Tallaabo Sharci Ku Fuliyey Gaadiid U Hogaansami waayey Amar ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka (SAWIRRO)

  Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay hawlgallo ay ku qab-qabanayaan gaadiidka basaska rakaabka isaga kala goosha...

Al-Shabaab oo Shaacisay Khasaare ay u Geystay Ciidamo Maraykan ah oo lagu Weeraray Gudaha Dalka Kenya

  Nairobi (SLpost)- Dagaalyahanno ka mid ah kooxda Al-shabaab ayaa shalay Axaddii weerarray Saldhig ku yaalla Gobolka Lamu ee dalka Kenya, kaasi oo ay wadaagaan...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Xaaladda Caafimaad ee Suldaan Maxamed Xirsi Qani

  Addis Ababa (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia, Danjire Yuusuf Maxamud Guuleed ayaa shaaca ka qaaday inay aad u wanaagsan tahay xaalada caafimaad...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Shaqaale Wasaaradda Ka Tirsan

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Tabobbar u furay Xubno ka tirsan Shaqaalaha Waaxyaha kala duwan ee...

Shirkadda Telesom oo Daahfurtay Adeeg Casriya Oo Lagu Magacaabo Xoogsade

  Shirkadda Telesom iyo Hay’adda Maraykanka ee Horumarinta Afrika oo Si Wadda Jir ah u  Daahfuray Adeegga Cusub ee Xoogsade Hargeysa (SLpost) – Shirkadda Telesom iyo...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Qorshaha xukuumadda ee soo-dhaweynta Jabhaddii Caarre

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumad ahaan meel yaalla qaabiladda iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img