Ururka Geel-leyda Somaliland oo Baaq u diray Dowladda Australia
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Geellayda Somaliland Mustafe Cali Deeq, ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin tallaabada ay dowladda Australia ku xasuuqayaan Geel tiradiisa...
Xeerar lagu Ansixiyey iyo kuwo lagu Falan-qeeyey Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah oo wax-ka-beddel iyo Kaabis lagu sameeyey, kuwaas...
Faahfaahin Ka soo Baxday Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee...
Donald Trump oo Shaaciyey tallaabada Maraykanku kaga Jawaabayo Weerarkii Iiraan ku qaaday Saldhigyada Maraykanka
Washington (SLpost)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo goor-dhawayd shir jaraa'id ku qabtay Aqalka Cad, ayaa shaaca ka qaaday tallaabada dowladdiisu kaga jawaabayso weerarkii gantaallada...
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Geerida Axmed-keyse X Ducaale oo ka mid ah Shantii Siyaasi ee Xornimada Somaliland ka Saxeexay Boqortooyada Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 8 January 2020-kii dalka Maraykanka ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Axmed Xaaji Ducaale Cabdalle (Axmed-Keyse)...
Somaliland oo Mowqif Adag iska taagtay Xulafada Dalalka Badda Cas oo Dowladda Sucuudiga dabada ka riixayso
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa mar kale ku celisay mowqifka ay ka taagan tahay wada-shaqayn iyo iskaashi dhexmara dalalka xubnaha ka ah xulafada Badda...
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Shaacisay Xannuuno ka dillaacay Gobollada Bari ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay Xannuuno ka dillaacay deegaanno ka tirsan gobollada Bari ee dalka qaarkood iyo qorshaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

