Somaliland: Siyaasadda Qaran ee Xakamaynta HIV/AIDS oo laga Shiray
Hargeysa (SLpost)- Guddida heer Qaran ee xakameynta xannuunka HIV/AIDS ee SOLNEC, ayaa magaalada Hargeysa ka daah-furay shir lagu gorfeeyey sidii dib u habeyn loogu...
Maxaad ka ogtahay Hoggaamiyaasha Caalamka ee uu ku dhacay Cudurka Covid-19?
Hargeysa (SLpost)- Madaxda dalalka Qaaradda Yurub qaarkood, ayaa is karantiilaya kaddib markii Xannuunka Covid-19 laga helay Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron oo ay kulamo wada-yeesheen. Madaxweynaha...
Madaxda Midowga Dalalka Midowga Yurub oo Karantiil Galaya
Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka Yurub ayaa is karantiilaya kaddib markii Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, laga helay Xannuunka Covid-19. Mr Macron, oo 42 sano...
Wararkii u dambeeyey Qarax Gilgilay Galkacyo iyo Magacyada Masuuliyiin ku dhintay
Hargeysa (SLpost)- Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ee Soomaaliya, waxaanu qaraxani sababay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawac...
Hargeysa: Madaxweyne Biixi oo kormeeray Goobo ay Diiwaangelintu ka socoto
Hargeysa (SLpost)- Madaxeynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Kulmiye, xubno ka mida golaha Wasiirrada iyo masuuliyiin ka tirsan...
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo joojisay Tartan Kubadda Cagta ah oo Hablaha loogu talo-galay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa sheegtay in ay joojisay in tartan kubadda cagta ah oo hablaha ah dalka laga qabto, ka...
Guddiga Qandaraasyada oo Daah-furay tartanka loo galay Saddex Mashruuc oo Xukuumaddu hirgelinayso
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay saddex Mashruuc oo xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka, kuwaas oo ay ku tartamayaan 70...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

