HomeGuddiga Qandaraasyada oo Daah-furay tartanka loo galay Saddex Mashruuc oo Xukuumaddu hirgelinayso

Guddiga Qandaraasyada oo Daah-furay tartanka loo galay Saddex Mashruuc oo Xukuumaddu hirgelinayso

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay saddex Mashruuc oo xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka, kuwaas oo ay ku tartamayaan 70 shirkadood oo kuwa dhismaha ah.

Mashaariicda xukuumaddu fulinayso ee tartanka qandaraasyadooda la daah-furay maanta, waxa ka mid ah Dhismaha deyrka Garoonka Diyaaradaha ee Boorama, Dhismaha Hool cusub oo lagu kordhiyo Dugsiga degmada Adhi-caddeeye ee gobolka Sool iyo Dhisme hool ah oo lagu kordhiyo Xarunta Xeer-ilaalinta Qaranka. 

blankMunaasibad lagu daah-furay tartanka qaraasyada Lixda Mashruuc oo xukuumaddu ka hirgelnayso dalka oo maanta ku qabsoontay xarunta Guddiga Qandaraasyada, waxa goob-joog ka ahaa oo ka Qayb-galay xubnaha Guddiga Qandaraasyada, Shirkadaha tartanka ka qayb-galay iyo masuuliyiin ka socday hay’adaha dowladda ee mashaariicda loo fulinayo.

Ugu horeyn, waxa halkaas ka hadlay oo faahfaahin ka bixiyey noocyada Qandaraasyada iyo tirada shirkadaha fulintooda u tartamaya, guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo sheegay in mashaariicdan kharashka ku baxaya laga maalgelinayo Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2020-ka.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories