HomeWasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo joojisay Tartan Kubadda Cagta ah oo Hablaha...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo joojisay Tartan Kubadda Cagta ah oo Hablaha loogu talo-galay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa sheegtay in ay joojisay in tartan kubadda cagta ah oo hablaha ah dalka laga qabto, ka dib markii ay baal mareen shuruucdii wasaaraddu u dajisay.

War ka soo baxay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland maanta, ayaa lagu amray in la joojiyo tartanka kubadda cagta ee hablaha oo mudooyinkii u dambeeyay hadal hayntiisu ku badnayd baraha ay bulshadu ku wada xidhiidhaan.

blankWasaaraddu waxay joojinta ciyaarahaas ku sababaysay in la baal-maray sidii ay wasaaradda ciyaaruhu tartankaas u qaabaysay oo ahayd in aan muuqaalka hablahaas ciyaaraya laga baahin noocyada kala duwan ee warbaahinta, taas oo aan diinta iyo dhaqanka midna ku fiicnayn.

Warka ka soo baxay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland waxa lagu sheegay in wasaaraddu tix-galin siinayso in hablaha iyo wiilashuba ay helaan ciyaaro waafaqsan diinteena Islaamka iyo dhaqanka bulshadeena, isla markaana loo baahan yahay in habluhu ay ku ciyaaraan goobo asturan oo aan muuqaaladooda la soo bandhigin.

Ugu dambayn warkaas oo ka soo baxay xafiiska agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yaasiin waxa cidkastoo ku hawlan qaban-qaabada ciyaarahaas u sheegtay inay u hogaansamaan amarkaas, cidii fulinwaydana ay sharciga la tiigsan doonaan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories