Monthly Archives: December, 2020

spot_imgspot_img

Guddiga Qandaraasyada oo Kormeeray Mashaariic Kala Duwan oo Xukuumaddu ka Hirgelinayso Gobolka Sanaag

  Ceerigaabo (SLpost)- Maamulka sare iyo Xubno ka tirsan Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland oo gudo-jira kormeer guud oo ay ku indho-indhaynayaan habsami-u-socodka Mashaariic kala...

“10 Awr ayaa loo Qalaa 73-kaas Harimcad iyo Shabeelkaa oo…” – Wasiirka Deegaanka Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa maanta warbixin ku saabsan wax-qabadka wasaaraddeeda ka hor...

Maamulaha Dahabshiil Group oo la kulmay Raysal-wasaaraha Ingiriiska, kana hadlay Saamaynta Ka-bixitaanka Ingiriiska Ee Yurub

  London (SLpost)- Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group, Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa sharraxaad ka bixiyay faa’iidada iyo khasaaraha laga filanayo in Soomaalida Ingiriiska, Soomaalida...

Xukuumada Somaliland oo lagula taliyey inay Xidhiidh La Samayso Dalka Israa’iil iyo Sababta

  Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumada Somaliland u soo jeediyey inay Xidhiidh La Samayso Dalka Israa'iil...

Yididiilooyinka Muuqda!

  Qoomna Allah ma bedelo ilaa ay iyagu nafahooda bedelaan. Ummada reer Somaliland waxay maanta haystaan fursad ay ku doortaan dad nadiif ah oo u fadhiista...

Talooyin muhiim u ah Ka-hortagga Xannuunka Covid-19 oo ay soo saartay hay’adda WHO

  Caabuqa Halista badan ee Coronavirus oo dhaliya cudurka Covid19 Waa uu joogaa deegaankeena isaga oo ka khatar iyo halis badan sidii hore' waanu joogidoonaa...

Madaxweyne Muuse Biixi oo furay Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Djibouti

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa dalka dib ugu soo laabtay, iyaga oo ka soo gudbay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img