HomeGuddiga Qandaraasyada Qaranka oo Kormeeray Dhismaha Jaamacadda Garadag iyo Mashaariic kale oo...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Kormeeray Dhismaha Jaamacadda Garadag iyo Mashaariic kale oo ay bixiyeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Gar-Adag (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Guddiga iyo Xubno ka mid ah Guddiga Qandaraasyada, ayaa maanta kormeer ay ugu kuur-galayaan Jaamacadda Garadag ee gobolka Sanaag oo qaybo ka mid ah kharashka ku baxay dhismaheeda ay xukuumaddu bixisay.

blankGuddiga Qandaraasyada oo dowladda uga wakiil ah mashaariicda horumarineed ee xukuumaddu ka fuliso gobollada dalka, ayaa ujeeddada socdaalkoodu la xidhiidhaa sidii ay kormeer ugu samayn lahaayeen habsami u socodka mashaariic xukuumaddu ka hirgelisay gobollada dalka kuwaas oo ay fuliyeen shirkado waddani ah oo tartan loo galay kaddib ku guulaystay fulinta mashaariicda.

Guddoomiyaha Golaha Deegaanka degmada Garadag, Jaamac Aadan, ayaa weftiga Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada faahfaahin ka siiyey dhismaha Jaamacadda oo ka kooban 12 fasal iyo baahiyaha xilligan ka jira ee u baahan in wax laga qabto.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Nuux Maxamed Xuseen oo dhankiisa ka hadlay ujeeddada socdaalka Guddiga oo uu ku tilmaamay mid la xidhiidha kormeer ay ku samaynayaan mashaariic xukuumadda ka hirgelisay gobollada dalka oo Guddigoodu bixiyeen.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories