Monthly Archives: December, 2020

spot_imgspot_img

Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobollada Bari ee Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey in saddex maalmood ah lagu kordhayey muddada diiwaangelinta codbixiyayaasha ee ka socota Gobollada Togdheer iyo Sanaag. Guddoomiye...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo u bushaareeyey Shaqaale-weynaha Qaranka

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha hay’adda shqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa shaqaale-weynaha Qaranka ugu bushaareeyey in hawl-maalmeedkooda shaqo fasax ka yihiin maalinta Sabtida oo ku beegan...

Wasiir Siciid Sulub oo mar kale reer Oodweyne ugu baaqay inay la tartamaan Gobolka Gabiley

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa weedho dhiirri-gelin ah oo uu u jeediyey shacabka degmada Oodweyne mar...

Ujeeddada Mudaharaad Gilgilay magaalada Laascaanood

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxa maanta ka dhacay Mudaharaad ballaadhaan oo shacabku ka sameeyeen Jidadka magaaladaas. Ujeeddada Mudaharaadkan ayaa ahaa mid...

Noocyada Mashaariic Xukuumadda Somaliland ka hirgelisay Laascaanood iyo Masuuliyiin Kormeer ku sameeyey

  Laascaanood (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud iyo Xubno ka tirsan Guddigaas, ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood...

Madaxweyne Biixi oo isbar-bardhigay Fursadaha Nololeed ee Shacabka Somaliland iyo Kuwa Jabuuti

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa gelinkii dambe ee maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa, kaddib markii uu ka soo laabtay socdaal...

Somaliland: Sababaha ay u shaqayn-weyday Wareegto Madaxweyne oo lagu joojiyey Ka-ganacsiga Bacaha

  Wasiirka Deegaanka oo Sababaha Arrintan ka hadashay Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda kheyraadka Degaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil (Bandare), ayaa sheegtay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img